Khayre & Mahdi Guuleed oo siyaabo kala duwan uga hadlay RW la magacaabay

Sii hayaha Ra’iusl Wasaaraha Somalia Mahdi Maxamed Guuleed Qadar ayaa u hambalyeeyay Ra’isul wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble oo uu xalay magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. “Waxaan hambalyo u dirayaa Max’ed Xuseen Rooble oo Madaxweynaha u magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha  dalka. Waxaan u rajeynayaa guul iyo in uu Eebbe la garab galo mas’uuliyadda Qaran … Continue reading Khayre & Mahdi Guuleed oo siyaabo kala duwan uga hadlay RW la magacaabay